Heemaal News Network

Somaliya Oo War-qad ku Aadan Fadhiga Looga Hadlayo Damaca Itoobiya U Dirtay Q/Midoobay

Dawladda Soomaaliya ayaa codsatay fadhi deg deg ah oo ay yeeshaan golaha Ammaanka ee QM ka dhaxaysa, kaas oo looga hadlayo damaca quracan ee Itoobiya ay ku doonayso qeyb kamid ah dhulka JF Soomaaliya.

23-kii bishan ayay codsatay dawladda Soomaaliya, Itoobiya ayaa shalay codsatay in shirkaas aan la qaban, Hayeeshee Madaxweynaha golaha ammaanka oo ay bishan hayso dawladda Faransiiska, ayaa aqbalay dalabka Soomaaliya, shirka ayaana lamudeeyey hadda 29-ka bishan oo ah Isniinta todobaadkan, 3pm galabnimo waqtiga NEW YORK, tani ayaa ka dhigan in ay fashilantay Addis Ababa.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Booliska Somaliya Oo ka Hadlay Xildhibaan Beesha Isaaq Maanta Looga Dilay Muqdisho iyo Dilal kale Oo Badan

Heemaaln

Dowladda Federaalka Oo Amartay in la Xiro Qunsuliyadaha Itoobiya Ee Garowe iyo Hargeysa

Heemaaln

Madaxwayne Firdhiye Oo ka Hadlay soo Dhaweyn Loogu sameeyay Garoowe

Heemaal