Inkastoo ay guushaasi heleen, waxay lumiyeen ilaa 63 kursi, taasoo ka dhigan inay lumiyeen aqlabiyaddii ugu badnayd.Haddii mucaaradka ay ku guuleystaan inay isbaheysi ka dhex abuuraan baarlamaanka, xukuumadda Modi waxay noqon doontaa mid gebi ahaanba curyaan ah