Ugu yaraan 60 qof ayaa ku dhintay tira intaasi ka badanna way ku dhaawacntay, dagaalkan oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Qalanqale iyo Laandheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Dagaalka oo qarxay arroornimadii hore ee shalay ayaa waxaa uu salka ku hayaa aanooyin qabiil, waxaana maanta degan xaalada goobihii lagu dagaalamay markii ay halkaas gaareen ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo kala dhex galay.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA FARMAAJO