Heemaal News Network

Jadwalka Imtixaanka Dugsiga Sare Oo la Shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay halkan idinkula wadaageysaa Jadwalka Rasmiga ah ee lagu gali doono imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 12aad.