Heemaal News Network

Dawlada Fadaraalka Oo Liiska Maamul-goboleedyada kusoo Dartay Maamulka SSC kHAATUMO.

Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee DFS ayaa Website keeda rasmiga ah oo ay kujireen Liiska Maamul Goboleedyada Dalka kusoo kordhisay Maamulka Khaatumo State oo aan horey ugu Jirin.

Tilabadaan ayaa muujinaysa in Wasiirka Arimaha Gudaha & Federaalka Ali Yusuf Ali Hoosh uu dadaal ugu jiro sidii Maamulka Khaatumo u heli lahaa aqoonsi buuxda.