Heemaal News Network

Masuul xisbiga Waddani ka tirsan oo Tooray lala dhacay Xilli Uu Salaadii Maqrib Tukanaayay.

Masuul xisbiga Waddani ka tirsan oo Tooray lala dhacay Xilli Uu Salaadii Maqrib Tukanaayay.

Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga Wadani Ahmed Faaxle ayaa masaajid dhexdiisa qof shicib ah dhaawac ugu geystay isagoo ku tukanaya salaada makhrib waxaana ku weeraray mindi ,

Waxaan xaaladiisa caafimad lagu dabiibayaa dhakhtarka magaalada berbera ,

Illahay ha caafiyo oday Ahmed
Xigasho Sidiiq Carab