Heemaal News Network

Xafiiska RW Itoobiya Oo Deg-deg U Beenityay Warar Laga Baahiyay Wadahadalada Somalliya.

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa si dhaqso ah u beeniyay warqad lagu baahiyay internetka oo lagu sheegay inay dawladda Itoobiya go’aan ku gaartay inay baabi’iso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland.Xafiiska RW Itoobiya Oo Deg-deg U Beenityay Warar Laga Baahiyay Wadahadalada Somalliya.