Heemaal News Network

Madaxeweyne Biixi, Oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii Madbacadda Qaranka

Madaxeweyne Biixi, ayaa xilkii ka qaaday maareeyihii Madbacadda Qaranka Maxamuud Raage, oo xilkaasi hayay muddo 7 sannadood ku dhow.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in maareeyaha xilka laga qaaday ka cago-jiiday in uu ceelalyo u noqdo safar madaxweyne Biixi, ku tegi doono gobolka Sanaag.