Saraakiisha oo si caro leh uga jawaabaya hadaka hogaanka sare ee ciidamada Israa’iil ayaa waxay u sheegeen ; “ Annaga oo ku sugan gudaha Qasa, si fiican ayaan u ognahay xaaladda… weli waa mid ka fog guul,” sida ay ku warrantay Al-jazeera oo xiganaysa telefishinka Israa’iil ee Channel 14.