Heemaal News Network

Shariif Iyo Farmaajo Oo Eedeeyey Ciidamada Amniga Muqdisho.(Akhriso)

Madaxweynayaashii horer ee Somalia ayaa siyaabo kala duwan u cambaareeyey ciidanka amaanka dowlada Somalia oo ay ku eedeeyeen iney si foolxun ula dhaqmeen Bajaajley ka cabaneysay canshuuro lagu kordhiyey kuwaasoo dibed bax ka dhigay nawaaxiga isgoyska KM4 ee magaalada M Muqdisho.

Shariif Shiikh Axmed iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo siyaabo kala duwan War-saxaafadeedyo u soo saaray ayaa ku eedeeyey ciidamada amaanka iney dhaawac, burburin hantiyadeed iyo in laga xareysto mootooyinkii ay ku shaqeysanayeen u geysteen bajaajley si nabadgelyo ah u banaanbaxayey

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA