Heemaal News Network

Qoraal ka soo Baxay Xafiiska Hanti dhowrka Guud Ee Qaranka

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay wuxuu ku soo dhaweeyay qaraarkii Golaha Wasiirrada ee ku saabsanaa maareynta canshuuraha iyo dakhliga dowladda, kaas oo xoojinaya hufnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA