Eritrea ayaa Ganafka ku Dhufatay Hadal ka soo Yeedhay Dawlada Jabuuti oo ahaa in ay Meel xuduudka U Dhaw ay Bad Bilaash ah ay ka siinayso Ethiopia. Dawlada Eritrea ayaa sheegtay inaanay ogolaan Doonin in Jabuuti ay Ku Xadgudubto Amniga Guud Ee Eritrea
Dawlada Eritrea-na ay Ka Jawaabi Doonto Daandaansiga ay Jabuuti ka Waddo Xuduudka u Dhexeeya Labadooda” Eritrea Raali ka Noqon Mayso Gacmahana ka Laaban mayso Waanay Qoomamayn Doontaa Hadii ay Ficiladaa Guracan ku Sii Adkaysato jabuuti” ayuu yidhi Wasiirka Arimaha Dibada Ee Eritrea