Heemaal News Network

Turkiga Oo Shaaciyay Inuu ku Biirayo Isbaheysiga Ruushka Ee BRICS

Turkiga ayaa si rasmi ah u gudbiyay codsi ah inuu xubin ka noqdo isbahaysiga BRICS, sida uu shaaciyay afhayeenka xisbiga talada haya AK Party ee Turkiga, Omer Celik.

Turkiga, ayaa haddii uu ku biiro BRICS wuxuu noqonaya dalkii u horreeyay ee NATO ka tirsan oo xubin ka noqda isbahaysiga ay hoggaamiyaan Ruushka iyo Shiinaha ee BRICS.