Digniin culus Oo loo Diray Xarumaha Caafimaadka Muqdisho September 8, 2024 Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa digniin culus u diray Isbitaalada xarumaha Caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howlgasha dalka. HOOS KA AKHRISO QORAALKA