Ciidamada ammaanka ayaa goordhow gudaha u galay gurigiisa uu ka degen yahay magaalada Jig Jiga waxaana la sheegay in ay baaritaan ka wadaan gudaha guriga Kornayl Abdullahi Maxbuub.
Ma jirto wax iska caabin ah oo ay sameeyeen qoskiisa Afmeer tv waxaa soo gaadhay muqaalo laga soo qaaday Guriga Kornayl Abdullahi Maxbuub sida idiin muuqata Ciidamada policeka ayaa banaanka uga saaray guriga ciyaalkii kornaylka iyo xaadkiisii waa dhaqan xad gudub ku ah xuquuda muwaadinka somaliyed
Furshaantii ayaa dibada loogu soo tuur tuuray caruurtii Kornayl Abdullahi Maxbuub oo kamid ahaa saraakiisha sar sare ee Ciidamada liuu policeka deegaanka somalida
Kornayl Abdullahi Maxbuub ayaa kamihaa saraakiishii hogaamin naysay dagaalkii canfarta iyo somalida ku dhexmaray gobolka Siti Kornayl ayaa fasax Jig Jiga ku yimid modo dhawr bilaad ahna ku xidhnaa xerada garab case lki marrkii danbe lasiiyay
Saraakiishii tayada lahayd ee ciidamada liuu police intii badnayd shaqada waa laga Eryay waana sabata ay wadanka uga baxayaan Ciidamada liuu policeku