Danjire Taye Oo loo Dhaariyey Xilka Madaxweynaha Itoobiya. October 7, 2024October 7, 2024 Danjire Taye oo ahaa Wasiirka Arrimaha-dibedda Itoobiya ayaa loo dhaariyey xilka Madaxweynaha dalkaasi, isaga oo beddeleya haweeneyda Sahle-Work Zewde. Taye oo ka soo jeeda gobolka Amxaarada ayaa si weyn ugu ololeeya helitaanka Bad, hase yeeshee Itoobiya madaxweynuhu ma laha go’aannada masiiriga ah.