Ruushka Oo ku Martiqaaday Uganda Isbahaysiga Ganacsiga ee BRICS ku Biirto
Ruushka ayaa ku martiqaaday Uganda inay ku soo biirto isbahaysiga ganacsiga ee BRICS, sida u sheegay wasiirka arrimaha dibadda Uganda , General Jeje Odongo oo tilmaamay inay ku guda jiraan habraaca ku biirista BRICS iyo qiimeyntooda haddii ay tahay inay ku biiraan iyo in kale.