Heemaal News Network

Jubbaland Oo soo Saartay Amar ku Socda Shirkadaha Diyaaradaha dalka

Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Jubbaland, ayaa dhamaan Shirkadaha bixiya adeega Duulimaadyada fartay in ay la shaqeeyaan maareeyaasha Wasaaradda u idmatay in ay Maamulaan shaqada garoomada diyaaradaha Jubbaland.

Qoraalkan kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka dowlad goboleedka Jubbaland , ayaa imaanaya xilli guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo xilka ka qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey.