Heemaal News Network

Akhriso:-Codsiyo Uu Madaxwaynaha Jubaland Uu U Gudbiyay Xasan Sheekh Oo lasoo Bandhigay

Codsiyadii Uu Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam uu u gudbiyay Xasan Sheekh Maxamuud ee la xiriiray dalacsiinta Sarakiisha Ciidamada qeybta 43aad iyo Danab oo ayna Waxba ka suurta galin.

Sidoo kale waxaan idiin soo gudbinaynaa codsiyada la xiriiray dalacsiinta Sarakiisha CXD ee Madaxweynaha Jubaland uu u diray Dowladii hore oo ayna iyadana waxba ka hirgalin xili ay dalacaad helayeen Ciidamada kale ee xooga dalka.