Heemaal News Network

Dowladda Oo Looga Digay inay Khatar Siyaasadeed iyo mid Amni ay Geliso dalka.

Siyaasiyiinta kala ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyrre iyo Cabdiraxmaan Cabsishakuur ayaa dhaliil u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya, iyagoo uga digay dawlada inay khatar siyaasadeed iyo mid amni galiso dalka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Xaqiijisay In Sargaal Afaraad Uu U Dhintay Dhaawac.

Heemaaln

Itoobiya sidee Bay Badda ku soo Gaadhaysaa? Xasan Sheekh Oo Sheegay in ay jiraan Dalal ay Dhibayso

Heemaaln

Shaxaabka Gaalkacayo Oo Taageeray Go’aanka Puntland Ee Dastuurka Somaliya

Heemaaln