Heemaal News Network

Suldaan Saleebaan Oo Boorama ku Geeriyooday

Illaahay Naxariisti jano haka waraabiyo Suldaan Saleebaan Cali ismaciil oo goor dhawayd ku geeriyooday Magalada Boorama

Samir iyo imaan Allaha ka siiyo dhamaanba Qosykii, Qaraabidii iyo bahda Dhaqanka ee uu kabaxay.