Heemaal News Network

“Waxaanu nahay Ergo Nabadeed Waxaanu ka Nimid Hargeisa..”Garaad Kulmiye Garaad Dool Garaad Wiil

“Waxaanu nahay Ergo Nabadeed , Waxaanu ka Nimid Hargeisa Waxaanu ka Wadnaa inay Nabad u diyaar u yihiin , idinkuna Waxaad noo sheegteen Nabadaa ay diyaarka u yihiin inaad idinkana diyaar la tihiin

,Waxaanuna la noqon doonaa Wixii aad noo sheegteen ee Nabada Waanu wargelineynaa , Wixii intaa ka danbeeye ee farsamo ee nabadaa ay ku suuro geli doonto ayaa xigi doona”

Garaad Kulmiye Garaad Dool Garaad Wiil

Gudoomiyaha Ergo Nabadeed oo isu Isxilqaamay.