Althea Duncan oo ah wakiilka FBI-da ayaa ka hadashay dhacdada weerarka ay ku dhinteen 10-ka qof sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 30 qof oo kale.
“Tani maaha dhacdo argagixiso” balse hadalka wakiilka FBI-da ayaa ka hor imanayya hadalka maayarka oo uu hore u sheegay in ay tahay dhacdo argagaxiso.
Waxaa goobta lagu arkay “qalab qarxa oo la soo farsameeyey, waxayna ku hawlan yihiin sidii ay u ogaan lahaayeen inay yihiin aaladaha “macnaha ah”.
Althea Duncan oo ah wakiil gaar ah ee FBI-da ayaa la wareegtay kiiskan ayaa ku nuuxnuuxsatay in dadweynuhu ay ka fogaadaan aagga, “ilaa laga ogaanayyo waxa socda”.