Baarlamaanka Wadanka Itoobiya Ayaa Ansixiyay Sharci Dhigaya in Bukaanada Xaalada Halista Ah Ku Jira Nafta La dhaafin karo.
Talabadan Ayay Ku sheegeen mid geerida loogu fududaynayo dadka xaaladoodu culustahay si aanay u sakaraadin Xiliyada Ay Wajahaan Xanuunada ku Dhaca qof ..
Warkan Ayaa ah Midka loogu hadal hayn Badanyahay Warbaahinta Itoobiya 24 Sacadood Ee La Soo Dhaafay