Hal Qof Oo ku Dhintay Gaadhi Waaraad ah Oo Jiidhay 10-Meheradood Oo ku Yaala Degmada Dila Ee Awdal January 27, 2025January 27, 2025 Ilaahay ha unaxariistee daahir bookh ayaa ku geeriyooday Magalada dila, ka dib markii gaadhi waaraad ah uu jiidhay 5-meheradood. Ilaahay janooyinkiisa haku casuumo aamiin dhaha dhamaantiin, wixii xog ah ee ka Soo korodha waan idinla Soo wadaagi insha allah https://heemaalnews.com/wp-content/uploads/2025/01/WhatsApp-Video-2025-01-27-at-16.19.17.mp4