Heemaal News Network

Puntland Oo Dacfadii Ugu Horeeysay Oo Ethiopian ah ka Qaaday Magaalada Garoowe

Puntland ayaa goor dhawayd dacfadii ugu horeeysay oo ajaaniib Ethiopian ah ka ambabixisay Magaalada Garoowe kuwaas oo lagayn doono Xuduuda DDS ee Ethiopia ay la leedahay Puntland.

Qaar kamid ah saraakiisha ku hawlan hawlgalkan ayaa noo Xaqiijiyay in hawlgalku sii socon doono Maalmaha soo socda inta laga Xaqiijinayo in uusan Puntland Joogin qof ajnabi ah oo aan haysan Visa ha dal-kugalka ah. Sidee u aragtaa hawlgalkaan?