Axmed Sharac ayaa caddeeyay in Suuriya ay raadineyso xiriir nabadeed oo ay la yeelato dhammaan waddamada, wuxuuna xusay in Israa’iil ay u dhaqmayso inay tahay caqabad ugu weyn ee gobolka.
“ Waxaa jira dareen weyn oo ku saabsan arrinta Israa’iil, gaar ahaan ka dib dagaalladii iyo qabsashadooda Golan tan iyo 1967.”ayuu hadalka ku soo afmeeray..