Heemaal News Network

Wasaarada Shaqada Dowlada Somalia oo Amar Culus ku soo Rogtay..

Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee Dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah isaga soo diiwaangeliyaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

โ€œDiiwaangelintu waa mid ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง ๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ , marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka iyo goobaha shaqada. Shahaadadan waa mid muhiim ah oo loogu talagalay in lagu hubiyo Badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqadaโ€ ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada oo sidan hoose u qornaa:-

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐จ๐จ๐›๐š๐ก๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ku wargelinaysaa dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha si rasmi ah ay uga diiwaangeliyan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, diiwaangelintuna waa mid ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐š๐š๐ง ๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐œ๐š๐ , marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka iyo goobaha shaqada. Shahaadadan waa mid muhiim ah oo loogu talagalay in lagu hubiyo Badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqada, waxaa sidoo kale muhiim ah in la dhaqan-geliyo habraaca badqabka iyo caafimaadka kaas oo ku xusan sharciga dhaqangalka ah ee Xeerka Shaqada (๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ ๐‚๐จ๐๐ž).

Goobaha shaqaddu waxay heli doonaan tababarro la xiriira sharciga shaqada, xuquuqda shaqaalaha, badqabka goobta shaqda iyo hirgelinta Jawi shaqo oo badqab leh.

Loo-shaqeeyaha waxaa la farayaa in Shaqaalaha ka taxadaraan ayna ka ilaaliyaan khataraha ka imaan kara goobaha shqadda kuwaas oo ah sida ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š, ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐š๐๐š, ๐ฐ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š, ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง, ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐ก๐š๐š๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ee ka shaqeeya meelaha halista ah ee sababi kara khatar ka dhalan karta Goobta shaqadda.

Sidaas darteed, waxaa la caddeynayaa in aysan jirin ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐š๐ฌ๐š๐› ๐š๐ก oo ay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada kusoo rogayso ganacsatada iyo shaqaalaha. Habkan diiwaangelinta waxa uu muhiimad gaar ah siinayaa ilaalinta xuquuqda shaqaalaha, horumarinta kobaca dhaqaale, iyo abuurista jawi shaqo oo nabdoon, sharciyeysan, islamarkaana suurtagelinaya in shaqaalaha Soomaaliyeed ay si sharaf leh ugu shaqeeyaan goobo badbaado leh.

Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay guullaha laga gaaray la dagaalanka Al shabaab iyo Daacish