Maxaa dhacaya haddii uu ku sii socdo Netanyahu inuu carqaladeeyo heshiiska?
Wargeyska Haaretz, isagoo ilo xiganaya wuxuu sheegay haddii Netanyahu , uu ku socdo qorshaha uu ku fashilinayo in la gaaro wajiga labaad ee heshiiska ; isla markiiba Xamaas ayaa joojin karta wajiga koowaad ee heshiiska oo hadda lagu jiro , marka ay xaqiijiyaan inuusan jirin wajiga labaad ee heshiiska.