Trump, ayaa caawa shaaciyay inuu telefoon kula hadlay Putin, ayaa sidoo kale sheegay inuu martiqaad ka helay dhiggiisa Ruushka, si uu u booqdo Moscow.
Sidoo kale Trump xaqiijiyay inuu Putin la qaatay joojinta dagaalka Ukraine , arrimo kale oo labada dal la xiriira iyo xaaladda bariga dhexe, tamarta, sirdoonka macmalka ah iyo awood siinta lacagta dollarka ayuu xaqiijiyay inay ku soo qaadeen wada-hadalkooda.