13/2/2025, goluhu wuxuu cod aqlabiyad ah ku ansixiyay.
1. In la ansixiyo Hindise Sharciyeedka Dhisidda Guddiga Dastuurka.
2. In dastuurka lagu ansixiyo shirweynaha masiiriga ah ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo.
3. In Golaha Fulintu jaangooyo waqtiga shirweynaha.
4. In dastuurka cusub uusan saameyn ku yeelan doorashooyinka socda, kuwaas oo loo sameyn doono xeerar iyo habraacyo gaar ah.