Heemaal News Network

Guddoomiyaha Maxkamadda Oo Xarig iyo Xil ka Qaadis la Isugu Darayo, Maxaa dhacay?

Madaxwaynaha iyo Baarlamaanka oo loo gudbiyey Tr 11.02.2025, Dacwad ka dhan ah Baashe Yusuf Axamd Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka.

Warqaddan ayey wax kasta ku cad yihiin. Illaa Farmaajo ayuu xilka hayey waana haraadiga kooxdii jabtay ee burburtay ee NN.