Heemaal News Network

Saraakiil ka Socotay Maraykanka Oo Booqday Marinka Rafax Ee Dhanka Masar.(Sawiro)

Saaraakiil ka socoto Aqal cad ee Mareykanka ayaa booqday Marinka Rafah ee dhanka masar si loo dajiyo dareenka dadka reer masar ay ka qaadeen hadalkii Trump.

Shacabka masaarida ayaa wacad ku maray in hadii la furo xadka Rafah ay dhamaantooda wada gali doonaan Gaza si.ay halkaasi uga dagaalamaan iskaba daa in lasoo barakiciyo dadka Reer Falastiin Masar.