Heemaal News Network

Dawlada Jarmalka Oo ku Hanjabay Inay Xiriirka u jari Doono Mareykanka ,

Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka, Annalena Baerbock ayaa ku hanjabtay inuu Jarmalka xiriirka u jari doono Mareykanka , haddii uusan Trump wax ka beddelin hab dhaqankiisa ku wajahan Yurub.

Annalena Baerbock ayaa sidoo kale intaa ku dartay ; “Waxaan kordhin doonaa cadaadiska Mareykanka si aan u caddeyno inay wax badan luminayaan haddii ay joojiyaan taageerada dimoqraadiyada xorta ah ee Yurub.”