Sucuudiga Oo ku Dhawaaqay in Bari ay Tahay Ramadaan February 28, 2025February 28, 2025 Ramadan karim Dalka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in dalkaas laga arkay bishii Ramadaan berri oo Sabti ahna ay tahay maalintii koowaad ee bisha Ramadaan.. Gudiga Raadinta bisha ramadaan ee dalka Sucuudiga ayaa sheegay in ay arkeen bisha Barakaysan ee ramadaan ..