“Waxay dhamaan bulshada reer Puntland uga digaysaa inay ka fogaadaan dhulka meelihiisa biyo mareenada ah togaga, dooxooyinka iyo meelkasta oo looga cabsi qabo in daad ka yimaado maadaama roobabkuu gu’gu curteen deegaanada qaarna daadku ka gaysteen khasaare naf iyo maalba leh” ayaa lagu warka kasoo baxay Puntland.