WAREEGTO
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Md. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, Markuu Xaqiiqsaday, baahida loo qabo dib- u dhiska iyo Horumarinta Hay’daha Garsoorka dawlad goboleedka SSC-Khaaatumo.
Ku qancay Aqoonta, ammaanada iyo Khibradda Garsoorayaashan, Waxa uu Xeer Hog/Ln. 44/2025 ku magacaabay, garsooreyaal Maxkamadda D1aad, Maxkamadda Rafcaanka gobolka Sool iyo Xubin garsoore ah kayd ah maxkamadda sare:-
MAXKAMADDA DARAJADA 1aad
1-Cali Aadan Dalmar, Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada 1aad Gobolka Sool
2-Maxamed Axmed Abokar (awliyo), Garsoore Maxkamadda Derejada 1aad Gobolka Sool
3-Maxamud Aw Yuusuf Ibraahin Garsoore Maxkamadda Derejada 1aad Gobolka Sool
4-Abshir Cabdi Faarax, Garsoore Maxkamadda Derejada 1aad Gobolka Sool
5-Cabdiwali Maxamed Cali Garsoore Maxkamadda Derejada 1aad Gobolka Sool
MAXKAMADDA RAFCAANKA
6-Xasan Maxamud Warsame, Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool
7-Saleeban Maxamed Jaamac Garsoore Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool
8-Cawil Xaaji Xirsi Garsoore Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobolka Sool
MAXKAMADDA SARE
9-Sh. Maxamud Aw- Muuse Cumar, Kaydka Maxkamadda Sare