SSC Khaatumo Oo Eedeyn ka Dhan ah Dagaalkii Maanta u Dirtay Beesha Caalamka
SSC-Khaatumo ayaa ku eedeysey Somaliland in ay weerar u geysatay dad reer-guuraa ah deegaanka Daanweyne ee degmada Ceerigaabo; iyada oo Beesha caalamka ka dalbatay in la baaro weerarkan oo wax laga qabto.