Heemaal News Network

Suldaan Reer Rwanda Ah Oo Sheegay In Asalkiisii Uu Somaliland ka soo jeedo.

Suldaan mwami rwamba oo ka mid ah Madax dhaqameedka Dalka Rwanda ayaa sheegay in uu ku soo socdo Somaliland oo uu Asal ahaan ka soo jeedo.

Sidaasna Waxa uu ku sheegay Qoraal uu ku baahiyay X ama Twitter.

“Marka aan booqdo Somaliland, waxaan rabaa in aan xidho dharka hiddaha iyo dhaqanka ee dalka Somaliland.

Qiyaastii 6-8+ qarni ka hor, waxaan lahaa awoow reer Hargeysa iyo Berbera, kuwaas oo Ah magaalooyin aanan waligey tagin” Suldan suldan mwami rwamba.

@topfans Highlight Flowers