Somalia ayaa carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo nolosha, adeegyada, iyo hay’adaha muhiimka u ah dadka Suudaan.
“Waxay ku boorineysaa beesha caalamka iyo gobolka in ay xoojiyaan dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu dhameeyo colaadda si nabad ah oo wada hadal loo dhan yahay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia oo sidan ku qornaa:-