Heemaal News Network

Isbarbardhigga Pakistan iyo Hindiya.

Hindiya: 1.4Bilyan dad ah, 180 madax-nucliyeer, 1,475,750 ciidan millateri ah, 2,434 diyaarad-dagaal & agab kale oo millateri iyo miisaaniyad difaac oo gaadhaysa $81.1 bilyan doollar.

Pakistan: 255 milyan dad ah, 170 madax-nukliyeer, 660,000 ciidan millateri ah, 1,137 diyaarad-dagaal & agab kale oo millateri iyo Miisaaniyad difaac $10 bilyan doollar ah.

▪︎IISS via AFP