War-murtiyeedkii ka soo Baxay Madasha Wadatashiga Qaranka Ee ka Qabsoomay Muqdisho May 7, 2025May 7, 2025 Golaha Wadatashita Qaranka ayaa meelmariyey Dowlad-goboleedka SSCkhaatumo iyadoo Hoggaamiye Firdhiye uu kamid noqday saxiixayaasha go’aannada dalka.