Heemaal News Network

Xukumada Somaliland Oo Yeertay Shirkadaha Ciida Rara Degmada Saylac Ee Gobolka Selel.


Tixraac: Warqaddii joojinta ahayd ee soo baxday 28/04/ 2025, waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shirkadaha ka shaqeeya rarista ciida ee gobolka Selel in ay yimaadaan Xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 10/05/2025 kuna Eg 24/05/2025.

Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Saxaafadda Ee WTM”