Dhismaha heyadan waxaa dhawaan ansixiyey sharciga lagu dhisayey goleyaasha sharci dajinta Qaranka.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, ayaa bogaadiyey howlgelinta Hey’adda (SARIS) ee ka shaqenaysa beeraleyda Soomaaliyeed in ay helaan adeegyada ay u baahan yihiin ee dhanka beeraha, lana oo la hubiyey tayadooda.
Waxaa uu uga mahadceliyey Wasaaradda iyo howlwadeennada, howlgelinta hey’addan ilaalinaysa waxtarka abuurka dalagga dalka la keenayo iyo midka la dhoofinayo.