Heemaal News Network

Hogaamiyaha SSC Khaatumo Oo Kulan la Qaatay Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya.(Sawiro)

Hogaamiyaha Dawladda SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Dalka Talyaaniga ku leeyahay Caasimadda Muqdisho isagoo halkaa kulan kula qaatay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaliya Mud. Danjire Pier Mario Daccò Coppio.

Hogaamiyaha iyo Safiirka ayaa iska xogwaraystay xiriirka qotada dheer ee kadhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

-Dhammaad-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Madaxtooyada Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo