Heemaal News Network

Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba Ee Boorama Oo Waxbarashada Laga Caawinayo

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa duruufo adag kala kulma inay helaan goobo waxbarasho, oo iyaga u gaar ah, hase ahaatee waxaa jira, dugsiyo ay door ka ciyaareen dad samafalayaal ah oo loo sameeyey inay si gaar ah waxbarasho ugu fidiyaan dadkan.

Dugisyadan ayaa waxaa ka mid ah Dugsiga Karaamo oo ku yaalla magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa waraystay Saleebaan Muuse Ducaale, oo ah khabiir bartay daryeelka dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kana mida dadka caawiya dugsigan.

Xigasho VOA Somali

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Wasiir Dalka Keenay Calan laga Taagayo Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

Heemaaln

Abwaan Nageeye Oo Wareysi Ka Hadlay Heshiiska M/Biixi Iyo Itoobiya iyo Sababta Al Shabaab Isku Dhiibay..

Heemaaln

Masar Oo Uga Digtay Dalalka Carabta Halis ku soo Wajahan Somaliya.

Heemaaln