Heemaal News Network

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Farmaajo kula Kulamay Magalada Doha Ee Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka iyo duruufaha ku xeeran.

Madaxweynaha ayaa dul istaagay guulaha wax-ku-oolka ah ee dowladdu ay ka xaqiijisay dagaalka ka dhanka ah argagixisada, ka mirdhalinta dadaaladii deynta cafinta iyo qaadista cunaqabateynta hubka, isagoo ammaanay sida shacabka, masuuliyiinta iyo madaxda Soomaaliyeed kuwii hore iyo haddaba ay ugu midoobeen difaaca madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, shacab iyo dhulba.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Diwaan-galinta Shaqaalaha SSC Khaatumo Oo Laga Bilaabay Laascanood

Heemaaln

Ciidamada SSC-Khaatumo Oo soo Bandhigay Arrimo Cajiib ah.

Heemaaln

“Qarankeena Ma’ahan Iib Waana Difaacaynaa..”Madaxwayneha Awdal State Oo Gaaray Muqdisho

Heemaaln