Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024.
Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo gudoomiyaha Golaha shucuubta Ethiopia.
Sidoo kale Aadan Faarax ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen.