Heemaal News Network

Iran Oo War kasoo Saartay Weerarada ay ku Qaaday Israa’iil

Dawlada Iran ayaa ku dhawaaqday in ay soo gabagabaysay weerarkii ay ku qaaday Israa’iil Sida ay hada baahisay Warbaahinta gudaha Iiraan.

Sidoo kale Iran ayaa sheegtay in gantalihi cawa lagu ganay isreal ay ku dhaceen gobihi logu talo galay ee bartil-maamedku u aha ee gudaga talaabiib iyo xeryaha cidanja isreal ee keydadka hubku u yalaan.

Ciidamadda cirka Iiraan ayaa duqaymo saacado qaatay ka fuliyey gudaha israa’iil, dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa jirta.

Qaramada Midoobay, Maraykenka iyo ingiriiska ayaa cambaareeyay Weerar aadka looga hadal hayo aduunka.

Dawladaha Carabta oo ay hogaaminayaan Jordan Qatar iyo Masar ayaa heegan buuxa galiyey Ciidamadooda Cirka.

Dhanka kale Masar ayaa Hada ku baaqday in Dhinacyada Is xakameeyaan, iyadoo Bayaan Ay Soo Saartay Wasaaradda arrimaha dibadda Masar Ayaa Lagu yidhi “Waxaanu ugu baaqayna in la muujiyo is xakamayn badan gobolka Bariga Dhexe iyo dadka Ku nool si loo badbaadiyo

Israa’iil ayaa hadda dib u bilowday weerarradeedii joogtada ahaa ee Qaza!

Dalalkii Carabta ayaawaxa ay qaati ka joogaan gantaallaha hawadooda maraya ee qaar qarxayaan – Iiraan hawada Bariga-dhexe ma leh ayey leeyihiin.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Mareykanka Oo soo Dhaweeyay Tallaabo ay Israa’iil Qaadday.

Heemaaln

Turkiga Oo Diiday Eedaymaha Loo Soo Jeediyey Ee In Wada Shaqayn Milatari Leeyiihin Yuhuuda

Heemaal

Israel Oo War ka soo Saartay Samafalayaashii Ciidankeedu ku Laayeen Gaza.

Heemaaln