Wasarada Gaashaandhiga Somaliya Oo Shaacisay In La’lunsaday Raashinkii Ciidanka Qaranka April 25, 2024 Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in la lunsaday raashinkii Ciidamada Qaranka gaar ahaanna Kamaandowsta Danab, iyada oo falkan loo xidhay saraakiil. War-saxaafadeedka Wasaaradda waxa lagu qoray afqalaad, maadama ciidamada Danab ay taageerto Dowladda Mareykanka.